MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Soo gabagabeynay

Final SEO Lesson Now Available

image


Salaan


Waxaan goor dhawayd soo galiyay chashirkii 23-aad oo ahaa kii ugu danbeeyay ee koorsadeenii " SEO COURSE STEP BY STEP" oo aan ku baranay dhamaan qeeybaha SEO ga.


Marka hore waxaan u mahadcelinayaa dhamaan ardayda ugu horeysay ee koorsadaan oo runtii igu biiriyay tallooyin aan u isticmaali doono koorsooyinka soo socda haddii rabbi idmo.


Maadaama dadku ii sheegeen in aysan jirin koorso Afsoomaali ku baxeysa oo SEO-ga ku saabsan ayaan isku dayay inaan intii aan awooday u faahfaahiyo casharada si qofka ay arrimahaan ku cusubyihiin uu u fahmo.


Laba todobaad kadib haddii Alle yiraah waxaa noo bilaaban doonta koorsadii kale ee "LOCAL SEO-ga" oo aad u koobnaan doonta maadaama ay hal mowduuc ku saabsantahay.


Qofkii u baahan wuxuu ii soo diri doonaa fariin dhinaca Whatsappka ah ama halkaan si aan liiska ugu daro.


Ugu danbeyntii markii ay ii soo dhacaan fariimaha ah in intiina badan aad koorsada dhameysateen, waxaan soo galin doonaa hal muuqaal oo aan ku sharixi doono farqiga u dhexeeya SEO, SEM iyo SMM.


Horumar ayaan idiin rajeynayaa

Macsalaama.

Mohammed

Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#16 Sep 21, 2023

SEO, SEM,SMM iyo LOCAL SEO?

Read issue →
#15 Sep 19, 2023

Maxay kulatahay

Read issue →