MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

SEO, SEM,SMM iyo LOCAL SEO?

Dhinaca muuqaalka ee koorsada

image

Salaan dhamaan,


Marka hore waxaan ka cudurdaaranayaa in todobaadkaan dhamaadka ah aysan noo soo gabagaboonin koorsadii oo sidaad la socotaan koorsada xayasiin ayaan u sameynay si arday badan ay uga faa'ideystaan.


Waxaan rabay inaan ra'yigiina dhageysto kadibna qeeybaha u danbeeya ee koorsada aan ku soo daro waxaana dadka inta badan iga codadeen wax yaabo badan oo qaarkood aysan koorsadeenu ku saabsan qaarna aan ku dari karno waxaana ka mid ah.



Arrinta labaad ee mid ka mid ah ardaydu soo jeediyay waxay ahayd in muuqalada koorsada aan u fasaxo inaad horay iyo gadaal u celin kartaan (Playback and forward) oo aan si kutalagal ah markii hore uga annigoo rabay in aysan ardaydu iska boobsiin oo waxaan islahaa ardaydu koorsada meel dagan oo ay ogyhihiin inay casharka ku dhameysan karaan hala tagaan.




Maadama guruubkiinaan aad tihiin guruubkii ugu horeeyay ee koorsadaan , aragtidiinu waxaay anfacaysa guruubada idinka danbeeya iyo aniga qudheyda sidaa daraadeed fadlan sida ardaygaasi sameeyay oo kale ila soo wadaaga wixii aragti ah ee koorsada ku saabsan.


Mahadsanidiin.


Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#15 Sep 19, 2023

Maxay kulatahay

Read issue →
#14 Sep 16, 2023

Free Video Coming soon

Read issue →