MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Maxay kulatahay

ISKUUL ACADEMY

image


Salaan Walaal ,


Maalmahaan waxaa nagu soo biirayay dhalin yaro badan oo runtii u heelan in ay naftooda horumariyaan bartaana xifadaha casriga ah ee si madax banaan ay ugu shaqeysan karaan.


SEO-ga wuxuu ka mid ah yahay xifadahaas kuwooda ugu sahlan ee aad ku shaqeysan karto xilliga firaaqadaada ama aad ka soo baxday howl-maalmeed kaaga kale. (side hustle).


Mar walba waxaan diyaar u ahay inaan idin ka caawiyo sida aad ku gaari kartaan hadafkiina ku aadan SEO ga fadlan ii soo sheeg sida aan kugu caawin karo.


Sidoo kale ila soo wadaag waxa aad isleedahay way haboonaan lahayn inaan ku darno koorsada waloow kadib markii aan dhagaystay baahiyaha qaarkiin aan qeeybaha ugu danbeeyay ee koorsada wax ka badalay kuna saleeyay codsiyadiina.


Waxaan aaminsanahay in talooyinkiinu ay caawin doonaan dadka idinka danbeeya ee qaadan doona koorsadaan haddii rabbi idmo.


Inta aanan soo gaba gabeeyn koorsada oo ilaa 4 cashar nooga dhimantahay maxaad isleedahay way wanaagsanaan lahayd haddii aan ku soo darno?


Ugu danbeeyntii waxaan soo dhawaynaa ardayda maalmihii danbe nagu soo biiraysay.


Igala soo xiriir: [email protected]


Mohammed

Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#14 Sep 16, 2023

Free Video Coming soon

Read issue →
#13 Sep 13, 2023

Soo dhawaada

Read issue →