Waan kusalaamay ,
Kusoo dhawow koorsadeena cusub ee xiisaha leh: Naqshadeynta website yada WordPress ka iyo kaalmeysiga AI-da . Koorsadan waxa loogu talagalay ardayda bilowga ah iyo kuwa dhexe ee doonaya inay bartaan sida website-yada loo naqshadeeyo, loo habeeyo, looguna shaqeysto xirfaddaan.
Maxaad ku baran doontaa koorsadaan?
Koorsada oo ah mid waqti badan la galiyay waxaa laagugu bari doonaa .
- Sida loo iibsado Domain name iyo Hosting website kana loogu xiro.
- Noocayada iyo sida ay u shaqeeyaan Nasqshadaha diyaarsan (Themes)
- Isticmaalka Page Builders sida Elementor:
- Habeynta Naqshadda WordPress Customizer
- Ku Darista Plugins-ka Muhiimka ah
- Isticmaalka AI si Loogu Abuuro Qoraallo iyo Sawirro
Koorsada oo ka kooban in ka badan 20 cashar waa tii ugu horreysay ee nooceeda ah oo aad afsoomaali ku hesho.
Waa imisa Qiimaha Koorsadu?
Koorsada waxaad ku helaysaa 25 doolars oo aad ku bixin karto qaab online ah ama EVC middii kuu fudud.
Fadlan haddii aad u baahantahay inaad ka mid noqoto 20 ka arday ee koorsadaan sanadkaan qaadaneysa nala soo xiriir.
WhatsApp: +14038786032
Mahadsanid
0 comments