Salaan ,
Waxaa suurgal ah inaad website leedahay ama qorsheyneyso inaad mid sameysato mustaqbalka dhaw. Haddaba markaa waxaad u baahantahay inaad hesho hosting wanaagsan misna raqiis ah.
Shirkadda ugu caansan dhinaca hostinka ee Hostinger ayaa bilowday qiimo dhimistii ugu wayneyd oo dhinaca hostinka ah.
Sida aad u jeedo 2.95 oo kali ah ayaa bishii kaaga baxaya mid ka mid ah hostinka loogu isticmaalka badanyahay marka aad doorato 48 billod.
Kaba sii raqiisan marka aad isticmaasho linkigeena oo intaas ka raqiisan ayaan ku heli kartaa hosting fiican oo aad dadka ka sii iibinkarto.
Sidee dhaqaale looga sameeyaa Hosting ka?
Hosting ku wuxuu ka mid yahay waxyaabaha online ka ah ee laga shaqeysto. Waxaa la sameeyaa inta sidaan oo kale raqiis lagu iibsato ayaa dadka laga sii iibiyaa oo xoogaa la saartaa.
Isticmaal linkigaan si aad ugu hesho raqiis
Mahadsanid
0 comments