Salaan dhamaan,
Koorsadii Web Design ka + AI oo aad si gaar ah ugu baraneyso barnaamijka ugu badan ee ay ku dhisan yihiin website yada dunida ee WordPress waa waa diyaar,
Waxaa maanta si rasmi ah noogu furmay diiwaangalinta ardayda qaadaneysa koorsada.
Isdiiwaangalintu waxay socon doontaa muddo todobaad ah laga bilaabo maanta oo Isniin ah April 7 2025 waxayna ku egtahay Axadda soo socota haddii rabbi idmo.
Halkaan ayaad iska diiwaangalin kartaa
Maxaad ka baran doontaa koorsadaan?
Koorsadaan waxaad ku baran doontaa dhmaan wax yaabaha aas aasiga u ah dhismaha website ka laga bilaabo diiwaangalinta Domain name ka ilaa naqshadeynta website dhameystiran.
Sidoo kale waxaad ku baran doontaa sida loo kaalmeysto alladda AI-da marka aad website ka dhisayso.
Waxaa inoo balan ah koorsada inta ka horeysa haddii aad heyso wax su'aal ah waxaad igu soo waydiin kartaan halkaan ama dhinaca WhatsApp ka.
Mahadsanidiin
Ustaad Maxamed
0 comments