Salaan ,
Koorsadii Local SEO-ga oo in muddo ah lawada sugay waa diyaar maantana waad heli kartaa.
Koorsadaan oo ka kooban ku dhawaad 20 cashar waxaad ku baran doontaa labada barnaamij ee ugu way ee loo isticmaalo Local SEO oo kala ah:
- Google My Business (GMB)
- Bing Place for Business
Waxaad baran doonaa:
Sida labadaan barnaamij u shaqeeyaan?
Sida ganacsiga loogu daro?
Sida loo dhameystiro macluumaadka ganacsiga
iyo qeeybo badan oo kale ..
Markaad koorsadaan qaadato waxaad heli doontaa shahaado muujineysa inaad qaadatay koorsadaan.
Sidoo kale durba horay ayaad uga howlgali kartaa markaad koorsada dhameystato in kastoo ay adiga kugu xirantahay.
Sidee ku heli kartaa korsada?
Koorsadaan qiimeheedu waa 20 dollar oo aad ku bixin karto laba sidaan:
Online: Oo dubadiiba aad koorsada heleyso : https://bit.ly/3SuYuHc
EVC: Oo aan linkiga kuu soo direyno 10 saac gudeheed: 252610576545
Fiiro gaar ah
Fadlan haddii aad EVC isticmaaleyso waa inaad tilmaantaan raacdaa:
1- Lacagta ku dir 252610576545
2- Kadib screenshot ah inaad lacagta dirtay iyo Magacaaga, Taleefoonkaaga iyo Emailkaaga ku dir WhatsApp number kaan :+1403-878-6032.
3- Kadib waxaad kuu soo diri doonaa linkiga aad iska diwaangalindoonto koorsadana ka heli doonto.
Ogow maadaama Local SEO xeerarkiisa aad loo badbadalo, koorsadaan waxaan ku sameyn doonaa Updates sidaa owgeed dhamaan updates waa kuu bilaash.
Mahadsanid
0 comments