MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Google NFC Bisha August

image


Salaan ,


Dhowr kursi ayaa ka bannaan koorsadii Live ka ahayd ee Google NFC Card oo bishii hore soo gabagabaynay dufcaddii labaad ee ardaydii qaadanaysay.


Fadlan haddii aad horay u qaadatay emailkaan kuma khuseeyo


Koorsadaan oo ah mid si live ah macalinku ardayga ugu sharaxayo sida Tiknolojiyada NFC du u shaqeyso waxaa lagu baranayaa.



Iyo jawaabaha su'aalo kale oo dhamaan ku saabsan tiknolojiyadaan.


Qiimuhu waa 100 dollar xilliga aad qaadaneyso koorsada waxaa laguugu soo diri doonaan dhinaca WhatsApp ka.


Mahadsanid,

Ustaad Mohammed





Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#34 Jun 2, 2024

Qiimo dhimistii oo Isniinta ku eg

Read issue →
#33 May 26, 2024

Cabsi Soo wajahday Website yada iyo Google wuxuu yiri

Read issue →