Salaan ,
Haddii Rabbi idmo todobaadkaan waxaa noo bilaabanaya koorsadii lawada sugayay ee Local SEO oo casharadii ugu horeeyay aad heli karto todobaadkaan.
Local SEO wuxuu ka mid yahay shaqooyinka ugu fiican ee adduunka looga shaqeysto markii ay noqoto digital marketing ka siiba Soomaalidu xilligaan aad ayeey ugu baahanyihiin.
Qofka marka hore fahma sida SEO guud ahaan u shaqeeyo waa kaga wanaagsanaanayaa qofka aan wax fahan ah ka heysan SEO ga sidaa daraadeed ayaan u soo hormariyay koorsada SEO oo ay arday aad u badan ka faa'ideysteen.
Haddii aad xoogaa dib isku dhigeysay waxay ila tahay waa waqtigii ugu haboonaa ee aad koorsadaas qaadan lahayd kadibna ku darsan lahay Local SEO.
Sida caadiga ah koorsada SEO ga waa 15 dollar balse muddo 10 casho ah oo ku eg Isniinta ayaan sameeynay qiimo dhimis 5 dollar ah.
Laba qaab ayaad ku heli kartaa
1- Online ahaan oo markaad gadato aad isla markiiba heleyso link ga
https://buy.stripe.com/9AQaEX98l3IA4VycMQ
2- EVC ahaan halkaan ayaad ku direysaa balse markaad dirto waa inaad soo dirta
1- Screenshot inaad dirtay ah
2- Macaaga iyo email kaaga
Kadib halkaan waxaan kuu soo dhigayaa linkiga aad iska diwaan galineyso..
Number: EvC 252610576545
LOCAL SEO COURSE
Ardayda qaadatay koorsadii SEO waxay ku heli doonaan koorsadaan 5$ oo kali ah , halka ardayga aan qaadan uu ku heli doono 15 dollars.
Shaqo wacan.
0 comments