Salaan Walaal ,
Waxaan kugu casuumayaa Webinar kii bilaashka ahaa ee ku saabsanaa " Blogging And Affiliate Marketing" oo qabsoomaya sidii ballantu ahaayd 19 bishaan oo ku beegan maalin Axad ah saacadda xilliga geeska Afrikana tahay 5:00 PM. ( Galabnimo ). Haddii Alle yiraahdo.
Xaqiiqdii in ka badan 200 oo arday ayaa iska diiwaangalisay webinarka balse nasiib darro dhamaantood nasiib uma wadahelidoon in ay ka qeeybgalaan waayo limit ka ayaa ah 100 ruux oo kali ah.
Sidaa owgeed waa qof walba iyo nasiibkiisa iyo SIDA LOO SOO KALA HORMARO. Waayo boqolka ruux ee soo horgasha ayaa jaanis u heli doona in ay ka qeeybgalaan.
PLEASE AND PLEASE haddii aadan daneeyneyn mowduuca webinar ka ama aad ogtahay inaadan waqti aad ku dhameysato u heeynin , booska u daa qofka kale ee laga yaabo inuu aad u daneeynayo mowduucaan.
Ugu danbeeyntii maadaama aysan jirin wax PDF ah ama Slides ah oo aad idiin soo diri doono webinar ka ka hor iyo kadib, qof kasta masuuliyad ayaa ka saaran inuu NOTE qaato.
20 ka daqiiqo ee u danbeeysa waxaan u dhaafaynaa su'aalaha aad qabtaan.
Insha Allah waxaa noo balan ah maalinta Axada ah inta ka horeeysa wixii su'aal ah waxaad igu soo diri kartaa emailka ah ( [email protected] ) ..
Mahadsanid
ZOOM KA LINKIGIISA
Mohammed A. Adan is inviting you to a scheduled Zoom meeting.
Topic: Blogging And Affiliate Marketing
Time: May 19, 2024 08:00 AM Mountain Time (US and Canada)
Time: May 19, 2024 05:00 PM EAST AFRICA TIME
Join Zoom Meeting
https://us06web.zoom.us/j/84043215085?pwd=1bANqFkxN1StC0SUuivGs79GpRXUle.1
Meeting ID: 840 4321 5085
Passcode: 484385
---
One tap mobile
+13126266799,,84043215085#,,,,*484385# US (Chicago)
+13462487799,,84043215085#,,,,*484385# US (Houston)
---
Dial by your location
• +1 312 626 6799 US (Chicago)
• +1 346 248 7799 US (Houston)
• +1 360 209 5623 US
• +1 386 347 5053 US
• +1 408 638 0968 US (San Jose)
• +1 507 473 4847 US
• +1 564 217 2000 US
• +1 646 876 9923 US (New York)
• +1 646 931 3860 US
• +1 669 444 9171 US
• +1 669 900 6833 US (San Jose)
• +1 689 278 1000 US
• +1 719 359 4580 US
• +1 253 205 0468 US
• +1 253 215 8782 US (Tacoma)
• +1 301 715 8592 US (Washington DC)
• +1 305 224 1968 US
• +1 309 205 3325 US
Meeting ID: 840 4321 5085
Passcode: 484385
Find your local number: https://us06web.zoom.us/u/kruIN1KHA
0 comments