Salaan ,
Bishii hore waxaan bilaabay koorso cusub oo LIVE ah kuna saabsan Tiknolojiyada NFC da siiba Google review cards ka ah oo iminka aad looga daneynayo suuqada.
Waxaan aniga qudheydeydu ka ganacsanayay dhowr bilood faa'daduna maahan mid ku eg kaararka lagaa iibsado ee waa xidhiidh wanaagsan oo aad la yeelato ganacsadaha kadibna aad ka sii iibiso adeegyadaada kale ee digital Marketing ka.
Dhawaan waxaan soo galinayaa koorsadii Local SEO oo aan dareemi karo inaan daahiyay sidii ballanta ahaydna ardaydii qaadatay koorsadii hore SEO waxay ku heli doonaan Local SEO ga 5 dollar oo kali ah.
Qofka isku hela koorsada kaararkaan, Local SEO ga iyo SEO gii hore wuxuu heystaa billowga ugu wanaagsan ee digital marketing ka wax badan ayuuna ku qabsan karaa.
Koorsadaan Google NFC cards kaligeed waa 100 dollar.
Koorsada SEO ga waa 15 dollars + Local SEO oo 5 dollars ah
Ama dhamaantood ardayga cusubi wuxuu ku heli karaa 110 dollars.
Dhinaca WhatsApp ka igla soo hadal ama halkaan fariintaada ku soo dir.
Mahadsanidiin
Mohammed
0 comments