MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Macluumaadka Webinar ka

image


Salaan walaal


Haddii emailkaan ku soo gaaro macneheedu waa in fariimaha muhiimka ah ee webinar ku ku soo gaari doonaan balse waxaan rabaa inaan ku xasuusiyo inaad hubiso in Shuruudihii aad buuxisay.


Ardayga ugu wanaagsan waa midka daneeya waxyaabaha yar ee ku saabsan war-galinta webinarka " little details" qofka aanse kala jeclayn waxaay u badantahay inuu si laab lakac ah isaga soo biiray halkaan.


Laba shuruurdoon oo kali ah ayaa foomka ku qornaa..


1- Inaad isticmaasho email jira oo sax ah si maalinta aan soo dirayo linkiga zoomka aad u hesho. ( Mar haddii email kaan aad heshayna shuruudaasi waa buuxdaa).


2- Inaad share tiraah postigii Facebook ee aad naga soo raacday qeybta commentigina ku qorto "done".


Qofka aan waqti u helin labadaas shuruud umalayn maayo inuu waqti degan u helayo webinar soconaya muddo saacad ah.


Insha Allah emailkaan midka xiga waxaa la socda linkigii aad webinarka ka daawan lahayn.


Mahadsanid

Ustaad Maxamed




Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#29 May 1, 2024

Hel sadex koorso ( Google NCF, Local SEO, SEO)

Read issue →
#28 Apr 7, 2024

Koorsaddii NFC Card-ka

Read issue →