Salaan dhamaan,
Digital Marketing waa xirfad muhiim ah oo qofku ku shaqeeysan karo isagoo gurigiisa jooga. Waa shaqo raaxo leh haddii aad taqaano waxa shaqaadada balse waa xirfad aad iskaa isku bari karto.
In badan oo idinka mid ah waxaad isoo waydiisaan sida aad ugu shaqeeysan kartaan xifadaan marka waxaan go'aan saday inaan si guud idiinkugu sharaxo dhowr hab oo aad shaqo ugu heli karto digital marketing xitaa haddii aadan khibrad badan lahayn.
Haddii Rabbi idmo maalinta Axadda ah ee 3 da bisha Maarso 5:00 galab nimo xilliga geeska Afrika, waxaa workshop ku qaban doonaa dhinaca WhatsApp ka.
Workshop ku waa dhageysi sidaa daraadeed waxaad kula socon kartaa meel walab oo aad joogto oo aan buuq lahayn.
Sida caadada ah marka workshop ku noo dhamaado waxaan idiin soo diri doonaa qodobadii aan ka hadlay si aad tixraac ugu sii sameysataan.
Haddii aad ka mid tahay ardayda Guruubka Iskuul Academy ku jirta halkaas ayaad ayuu workshop ku ku bixi doonaa haddii kala ku soo dalbo whatsapp number ka ah +14038786032 markaad fariin u dirto WhatsApp number kaas waxaa isla markiiba kuu soo dhici doona fariin uu la socdo linkiga guruubka.
Mahadsanidiin
0 comments