Salaan Dhamaan ,
Websitekii wali dhismo ayaa ku socda balse sida aan u jeedo koorsadii waxaad ka daawaneysaan qeeybta https://coach.iskuul.ca/p halkaas ayeeyna nooga so socon doonaan casharada soo socda Insha Allah.
Maalinta Axadda ah ee soo socta ardayda SEO ga waxaay iga soo wici karaan dhinaca WhatsApp ka haddii ay rabaan in ay su'aalo iga waydiiyaan koorsada.
ILLAA HADDA MAXAAN BARANAY?
Afarta cashar ee ugu horeeysay koorsada waxaan ku baranay..
1- Waa maxay SEO?
2- Sida loo ogaado in websiteku ku jiro Google ama baraha kale?
3- Sida loo sameeyo Google Search Console websitekana loogu xiro?
4- Sida layskugu xiro Yoast iyo Google Search Console ka
5- Sida loo abuuro Sitemap looguna xiro GSC ka
Casharka ugu danbeeya ee qeeybta koowaad waxaan ku baran doonaa
1- Sida loo isticmaalo YOAST iyo guud ahaan plugins ka SEO
2- Sida SEO loogu daro Website aan Wordpress ahayd.
Kadib waxaan u gudbi doonaa Module-ka 2-aad.
Wixii su'aal ah ku soo dir [email protected]
Mahadsanid
0 comments