MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

DHISMAHA WEBSITE KA

ISKUUL ACADEMY DISME AYAA KU SOCDA

Salaan ,


Labadii sanado ee la soo dhaafay waxaan isticmaaleynay Software ka aad cashirada ku aragteen oo runtii aad ii caawiyay waayo waxaa ii suurta gashay inaan si qof iyo qof ah u tababaro dhalinyarada qaar. ( One-on-one coaching ) waliba waan isticmaalaa waana isticmaali doonaa haddii rabbi yiraah.


Balse arday badan ayaanan rabin in qof iyo qof loo tababaro oo waxaay ka jeclaan lahaayeen in ay koorsada helaan iyadoo diyaarsan oo ay xilligii ay doonaan ay qaadan karaan. Si la mid ah sida Unemy u shaqeeyo marka waxaan rabaa inaan adeegaas ku soo darno websiteka iskuul acdemy.


Maalmaha soo socda ayuu dhamaan doonaa waxaana ardayda u suuragali doonta inay kala doortaan laba nooc.


Inta ka horeysa waxaad akoonkaaga ka gali kartaan (https://coach.iskuul.ca/ )..



MAXAAN KAAGA BAAHANAHAY?


Waxaan rabnaa inaan website ka ku soo darno qeeyb testimonial ah oo aan ardayda qaar aragtidooda websiteka saareyno fadlan hadaad wax un iga faa'iday ama aad horay koorsooyinkii u qaadatay ii soo dir macluumaadkaan..


Masawirkaaga:

Qoraalka: Tusaale.

"Muddo badan ayaan ku xirnaa Iskuul Academy iyo macalinka wax badana waan ka faa'ideystay waxaan kula talinayaa qof kasta oo raba inuu barto xifadaha maanta dunida looga shaqeysto inuu qaato koorsooyinkooda"


Khasab maahan inaad sidaa u qorto balse aragtidaada ku salee..



Fadlan iigu soo dir Emialkaan [email protected]


Koorsaddii hore


Halkaan ka hel!


Mahadsanidiin



Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#5 Aug 9, 2023

Macluumaadka Koorsada

Read issue →
#4 Aug 8, 2023

SEO COURSE - STEP BY STEP

Read issue →