MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Ku soo dhawoow Iskuul Academy

Soo dhawoow

Salaan ,


Waxaan kugu soo dhawaynayaa Iskuul Academy, iyo Koorsada SEO ga ee aad iska diiwaan galisay.


Waxaad aragtay labada cashar ee ugu horeeya koorsada balse casharada kale waa soo socdaan.


Qorshu wuxuu ahaa in sadex todobaad ay koorsadu socoto balse ra'yi uruurin aan ardayda kale ka sameeynay waxaa meel fiican noo maraya in koorsada oo dhameystiraan aan hal mar soo wada galino.


Fadlan sii daawo laba cashar kadibna waxaan kula soo socodsiinayaa maalninta Isniinta ah 14 ka bisha go'aanka aan tala uruurintaas ka gaarno.


Inta ka horeysa adigana talaadada waad noogu soo diri kartaa dhanka Whatsapp ka ama [email protected].


Xusuusnow


Wixii su'aal ah oo ku saabsan koorsada waad isoo waydiin kartaa.


Dhawaan waxaad heli doontaa hal email oo kuu sharixi doona koorsada jadwalkeeda.


Mahadsanid


Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#6 Aug 10, 2023

DHISMAHA WEBSITE KA

Read issue →
#5 Aug 9, 2023

Macluumaadka Koorsada

Read issue →