MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

LOCAL SEO WORKSHOP

Waxaan qabanayaa

image


Asc, Sanad wanaagsan,


Maalinta sabtida ah xilliga 5 galabnimo ee geeska Afrika waxaan qabanayaa workshop ku saasban " Local SEO" ga iyo sida loogu shaqeysto.

Wuxuu ku bixi doonaa dhinaca WhatsApp ka waana cod sidaa owgeed qofkii u baahan wuxuu fariin iga soo diri karaa dhinaca WhatsApp lanbarku waa " +14038786032.

Haddii aad ka mid tahay dadka horay ugu soo biiray Group WhatsApp ka ah ee magaciisu yahay "Iskuul Academy" markaad waad ku jirtaa guruubka waxaa noo ballan ah Sabtida Insha Allah.. Haddii aad ka mid tahay dadka ku jira Guruubkii hore ee magaciisu yahay "DIGITAL MARKETING" marka hore ka raali ahow jaahwareerkii dhacay walise waa uu kuu fuuranyahay inaad barnaamijka ka qeyb gasho waase inaad si gaar ah u soo dalbataa.


Aad ayaad u mahadsantihiin


Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#22 Dec 15, 2023

Ku shaqeeyso Barnaamijkaan

Read issue →
#21 Oct 18, 2023

Shaqo banaan

Read issue →