MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Ku shaqeeyso Barnaamijkaan

Shaqo side hustle ah

Salaan dhamaantiin,


Maalmahaan wax email ah idiima soo dirin xanuun iyo howlo kale oo aan u dhexeeyay haddase waan fiicanahay Alxamdulilaah.


If Media ahaan waxaan soo kordhinay qeeyb cusub oo aan ugu tala galnay dadka ku shaqeeysta web design ka, SEO ga iyo Marketing ka oo ah barnaamij aad ku ogaan karto ciladaha heysta website kasta oo aad galiso.


If SEO waa software leh in ka badan 30 tools oo dadka xirfadahaa aan soo xusay ku shaqeysta ay u maahanyihiin si ay u helaan macaamil cusub.


Barnaamijkaan uguma talagalin dadka Soomaalida ah balse waxaan ogahay in ay dinku jiraan dad yaqanaa luqadda Ingiriiska sidaa daraadeed waxaa laga yabaa in dadkaasi uu anfaco.


Sidee u isticmaali kartaa?

Marka hore booqo website ka If SEO kadib iska diiwaangali. Markaa waxaad u baahnaan doontaa inaad aqriso tilmaamaha balse tuulka ugu horeeya waa inaad ku diyaariso report ku saabsan xaaladda websiteka aad rabto inaad ogaato.


image


Tusaale ahaan waxaan galiyay Website ka shirkadda Hurmuud kadibna natiijadii sidaan hoose ayeey noqotay.


image


Sida aad u jeedo falaarta cas 5 ciladood oo sare ayaa heysta website ka marka haddii aad rabto inaad la xiriirto hormuud waa inaad marka hore qeeybta hoose ka eegtaa ciladaasi aadna ogaataa inaad xalin karto.


Kadib Hormuud ayaad la xiriiri kartaa kana codsaneysaa in ay kuu ogolaadaan in aad u dirto reportka ku saabsan ciladahaan heysta website kooda.


Kadibna waad xalineysaa haddii kale waxaad shaqaaleysiineysa qof ciladaha magacaaga ku xaliya.


Qaab kaas oo kale ayeey u isticmaalaan macaamiisheena waana runtoo barnaamij aad u fiican.


Sidoo kale wuxuu kuu sameyn karaa QR-CODE oo ah technolojiyad ay u baahanyihiin maqaayadaha, dukaamada iyo adeegyo badan.

image


Ka faa'ideysi wanaagsan.



Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#21 Oct 18, 2023

Shaqo banaan

Read issue →
#20 Oct 17, 2023

Need More Clients? Meet Fusion Cards!

Read issue →