MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Shaqo banaan

Photoshop iyo Video editing.

image


Asc ,


Waxaa ila soo xiriiray mid ka mid ah milkiilayaasha goob wax lagu barto oo raadinaya macalin u diyaariya laba koorso oo kala ah "Photoshop" iyo Video editing.

Koorsooyinka macalinka ayaa duubaya kadibna ku wareejinaya maamulka iskuulka kadib markii ay ku heshiiyaan qiimaha.


Haddaba haddaad u baahantahay oo aad diyaarin karto koorsooyinkaas ama mid ka mid ah dhinaca whatsApp ka igala soo xiriir. (+14038786032 )


Ardayda qaatay koorsooyinkeyga mudnaan gaar ah ayaan siindoonaa.


Mahadsanid

Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#20 Oct 17, 2023

Need More Clients? Meet Fusion Cards!

Read issue →
#19 Oct 17, 2023

Need More Clients? Meet Fusion Cards!

Read issue →