MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Waa noo dhamaaday

Salaan ,


Marka hore haddii aad ka qeeybgashay Webinarkii maanta waxaan rajeynayaa inaad wax ka faa'ideysatay. Haddiise aysan kuu suuragalin waxaan waan ka xumahay balse aan kuu soo koobo waxyaabihii aan ka hadalnay.


Mowduucu wuxuu ahaa (Mastering Blogging and Affiliate Marketing)


Sida loogu shaqeysto Blogging ka iyo Affiliate Marketing ka oo marka la mideeyo laga sameeyn karo dhaqaale ( Passive income).


Noocyada Blogging ka



Examples of Niche Blogs



Choose a Blogging Platform


WordPress.org

Blogger 

Wix.com 

Squarespace


Shirkadaha ugu caansan ee Affiliate ka laga dalbado



Markasta wixii su'aal ah email ahaan ama dhanka WhatsApp ka ayaad igu soo waydiin kartaa.


Qiimo dhimis SEO course ah.


Waqi xadidan ayaan qiimo dhimis ku sameeynay koorsadii caanka ahaad ee SEO ga oo ahayd 15 dollars, hadda waa 10 doolars oo kali ah.


Mahadsanid











Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#31 May 16, 2024

ZOOM KII WEBINAR KA iyo MACLUUMAAD

Read issue →
#30 May 6, 2024

Macluumaadka Webinar ka

Read issue →