Salaan dhamaan, Maanta waxaa noo bilowday qeeybtii ugu danbeysay ee koorsadeenii SEO ga.
Marka uu noo dhamaado Module keena ugu danbeeya ee sadexaad waxaan ku soo gabagabeyn doonaa hal cashar oo aad ku barandoontaan sida loo sameeyo waxa loo yaqaano "outreach" oo dhinaca SEO ga ah.
Waxaan idin tusi doonaa sida ganacsatada loola xiriiro aniga oo idin siin doonaa Email script " Email diyaarsan" oo aad isticmaali karto.
MODULE ka 3-aad ee ugu danbeeya waxaan ku barandoonaa.
Technical SEO
On-Page SEO
Off-Page SEO
Page Speed
Web Structure
Email Outreach
LANBARKA EVC ga
Aniga oo ka jawaabaya codsiga ardayda qaar oo ii sheegay inaysan online ahaan koorsada u iibsan karin ayaan sameeyay taleefoonkaan 0610576545 oo aad ku diri kartaan lacagta.
Fadlan tilmaamahaan raac..
Markaad lacagta dirto waxaad dhinaca WhatsAPP ka ama email ahaan igu soo direysaa Magacaaga iyo magaca aad lacagta ku dirtay iyo screenshot.
PAYPAL waa diyaar.
Qofka raba inuu Paypal isticmaalo fariin ha ii soo diro di aan u hago.
Mahadsanidiin
0 comments