Salaan dhamaantiin, Haddii Emailkaan ku soo gaaray waxay ka dhigantahay inaad heli doonto dhamaan waxyaabaha ku cusub Iskuul Academy si aad uga xulato koorsada aad sida gaar ah u daneyneyso.
Intiina aan ku soo biirin koorsadii SEO-ga waxaa inoo soo dhamaaday Module-kii ugu horeeyay koorsada oo aan ku soo baranay casharo muhiim ah oo gundhig u ah SEO-ga.
Maalinta berri ah insha Allah waxaa noo bilaabanaya Module-kii 2-aad oo gabi ahaantiisba ku saabsanaan doona.." Keywords and Keywords Research" .
Haddaadan wali ku soo biirin koorsada waxaan kugula talin lahaa inaad ku soobiirto si ardayda ugu horeeysa aad ula dhameysato.
Ardayda isoo waydiisay qaab kale oo ay koorsada ku iibsan karaan waxaa socda dadaal aan ku suurta galineyno inaad taleefoonkiina Soomaaliya aad ka gadan kartaan koorsada.
Waxaa inoo balan ah berri haddii rabbi idmo..
0 comments