Maalin wanaagsan dhamaantiin, Qeeybtii 2-aad ee koorsada waa diyaar wax yaabaha aad ku bran doonto waxaa ka mid ah.
Muhiimadda Ereyada Loo isticmaalo SEO ga ( Keywords)
Ereyada Gaaban ( Short Tail Keywords)
Ereyada Dheer ( Long Tail Keywords)
Sabata Dadku Ereyadda u baaraan ( Keyoword Intent)
Barnaamijyada loo Isticmaalo Erey baartista ( Keyword Research Tools)
Dadka Soomaaliya Jooga
Waxaan diyaarinay taleefoon Soomaaliya ah oo ardayda Soomaaliya joogta ee aan heysan Master Cards ay qaab EVC ah koorsada ugu iibsan karaan..
Fadlan ila soo xiriir si aan taleefoon number ka kuu siiyo
Dadka kale ee Online ka wax iibsada halkaan ayeey koorsada ka heli karaan.
0 comments