MOHAMMED ADAN by M Adan

All issues

Free Video Coming soon

Sida loo Isticmaalo Adobe Firefly

image


Salaan dhamaan, Marka hore koorsaddii SEO ga 5 kursi oo kali ah ayaa ka bannaan marka ay buxsantana waan hakin doonaa inaan arday kale u qaabilno maadaama aan su'aalaha ardayda mid mid uga jawaabayo.


Hal email oo kali ah ayaa nooga haray emailaddii ku saabsanaa koorsadaan SEO ga kadib wax email ah oo koorsadaas ku saabsan idiima soo diri doono.


INTAA KADIB... Axadda haddii Alle idmo waxaan idiin soo galin doonaa Iskuul Academy muuqaal aad ku baran doonto..


1- Sida masawir aad qof ka qaaday aad dharka uga badali karto.. Tusaale qofkii aad sawirtay kama uusan helin labiskiisa sidee dharka uu rabo aad ugu galin kartaa?


2- Sida masawirka Background ka looga badalo adigoo hal batan riixaya?


Cashirkaan wuxuu qeeyb ka noqon doonaa casharaxo taxane ah oo aan si bilaash ah idiinku bari doono sida loo isticmaalo adeegga cusub ee Adobe ee loo yaqaano "Adobe Firefly" oo ah adeeg ku shaqeeya Artificial Intelligence ka.


Dhamaan muuqaaladaan waxay soo gali doonaan qeeybtii aad sida bilaashka ah ku daawatay ee ciwaanka aan uga dhignay PHOTOSHO AI iyo PREMIER.


Fadlan hadaadan qeeybtaas arag ama aadan horay isaga diiwaangalin linkigaan ka eeg oo marka aad aragto masawirka emailkaaga muuqda waxaad ogaan doontaa inaad meel sax ah joogto.


Linkiga: https://bit.ly/3KmRB6S



ARDAYDA Soomaaliya ku nool waxaay ii sheegeen in aysan heli karin Adobe Photoshop marka qeeybaha soo socda looma baahnaan doono Photoshop dhamaan waxaad ku isticmaali kartaa Adobe qeeybta Website ka.


Guul ayaan idiin rajeynayaa

Mohammed

Share
Get the next issue in your inbox
Free, and you can unsubscribe any time.

0 comments

More issues

All 42 →
#13 Sep 13, 2023

Soo dhawaada

Read issue →
#12 Sep 12, 2023

MODULE kii Ugu danbeeyay Waa diyaar

Read issue →