Asc, Dhamaan,
Marka hore waxaan soo dhawaynayaa dhamaan ardaydii nagu soo biirtay 10 kii berri ee ugu danbeysay waxaan leeyahay ku soo dhawaada Iskuul Academy.
Halkaan waxaad ka baran doontaan waxyaabo badan oo si aan hagar lahayn ay idiinkugu faa'ideyn doonaan dadka yaqaana waxa ay dadka barayaan.
Haddii aadan horay uga faa'ideysan waxaa jira presentations bilaash ah "FREE" Ah oo aad xilli walba qaadan karto waxayna kala yihiin.
1- Waa Maxay SEO? Waa presentation bilaash ah oo qofka aan waligiis maqal SEO fikir guud ka siinaya.. halkaan ayaad ka heli kartaa: https://coach.iskuul.ca/organizations/i/xRW3F9A2jEZdLNTZvcMGJD4GRSBkkjkyFXNd0puKAMquiMmnMa
2- Waxaa sidoo kale jira Presentation kale oo bilaasha ah oo ku saabsan sida AI-da loogu isticmaalo dhinaca muuqaalada siiba marka aad rabto inaad sameysato istuudiye macmal ah. Iyana waa bilaash halkaan ayaadna ka heli kartaa:
https://coach.iskuul.ca/organizations/i/UrW2qXKIXJ5oTEuuBpFr6NwwZ8DGblr5artc01Z5t0dngDPmWx
Intaa kadib haddii aad rabto inaad noqoto SEO specialist waxaa jirta koorso qiimeheedu yahay 15 dollar oo aad si online ah halkaan uuga iibsan karto : bit.ly/3s0fLxA
AMA haddaad Soomaaliya joogto waxaad lacagta ku diri kartaa EVC taleefoonkaan hormuudka ah.
0610576545.
Marka hoorsada hadda socota noo dhamaato waxaa noogu xigi doona koorso kale oo aad ku barandoontaan.. LOCAL SEO..
Mahadsanidiin
0 comments