Salaan ,
Ima oran kartid computer iyo internet ma heli karo waayo ugu yaraan qoraalkaan waxaad ka aqrineysaa taleefoonkaaga!
Mar haddii qof kasta oo naga mid ah uu rabo inuu si badax banaan u shaqeeysto waa muhiim inaan marka hore shaqaas isku diyaarinaa si makra fursaddu nasoo marto aysan noo seegin.
Search Engine Optimization (SEO) Laga yaabee in adiga ay kugu cusubtahay balse waa shaqo ay malaayiin nuur oo aan anniguba ka mid ah ku shaqeysano. Waa shaqo qofkii bartaa ku raaxeysanayo waayo waxaad u shaqeyn doontaa dad fahansan faa'iidada uu leeyahay SEO ga.
Waa adiga oo ganacsadaha ka caawinaya inuu lacag badan helo marka miyeeysan ahayn inuu adigana lacag ku siiyo?
KOORSADAAN YAA LOOGU TALAGALAY?
Xirfadda SEO ga maahan JIIF OO JAQ oo ah wax dhalin yaro badan oo Soomaaliyeed dhibaato kuhaya kadib markii ay iska dhaadhiciyeen in si fudud dhaqaale loo sameeyn karo.
SEO waa shaqo u baahan dadaal iyo karti lana rabo in qofku u wajaho si xirfadi ka muuqdato ( Professionalism ) anna waxaa iga go'aan inaan soo saaro dhalin yaro iskaa Soomaaliyee xitaa adduunka oga shaqeysan karta xirfadaan oo aan la kulmay dhalin yaro badan oo iyagoo Af-soomaali lagu barayo muddo raadinayay.
SABAB AAN LACAG UGA DHIGAY?
Marba hadaan hubo inaad lacag ka sameyn karto marka aad barato 15 dollars qof walba waa ogyahay in aysan koorsadaan ku qiimo ahayn balse ujeedadu waa in ardaygu koorsada u qaato sidii aan ugu talagalay iyo waqtiga aan galiyay.
XAGEE KA HELAA KOORSADAAN?
Koorsada waxaad ka heleysaa linkiga midabka buluugga ah ee hoose haddii aad su'aal heysana fadlan igu soodir Emialkaan [email protected]
Mahadsanidiin
0 comments