Salaan ,
Sida aad ka war qabto adduunyada waxaa aad looga hadal hayaa tiknolojiyadda Artificial intelligence-ga oo loo soo gaabiyo AI. Isticmaalkeedu waa muhiim marba haddii ay sameeyn karto wax aan horay suuragal aan u ahaayn.
Koorsadaan waxaan si dulmar ah kuugu tusayaa qaabka aad u isticmaali karto Photoshop AI iyo Barnaamijka muuqalada lagu jarjaro.
Haddii aad u baahanthay fahan guud oo ku saabsan AI-da guud ahaan iyo waxyaabaha aad ku sameeyn karto waxaan diyaariyay waqti qof iyo qof ah oo aad heli karto inaan wada qaadano.
Fadlan markaad koorsada qaadato ila soo wadaag sida ay kuu caawin karto
FIIRO GAAR AH
Markba haddii Emailkaan ku soo gaaray waxay ka dhigantahay inaad akoon ku leedahay iskuul marka ku gal emailkaaga haddii aad lanbarka sirta ilaawdayna ku dhufo qeeybta hoose si aan kuugu soo dirno macluumaad ku saabsan sida aad u sameeysan karto lanbar sir cusub.
LINKIGA KOORSADA
https://bit.ly/3KmRB6S
Mahadsanid.
Mohammed
0 comments