Sidee loogu shaqeystaa Blogging iyo Affiliate Marketing
Webinar ku wuxuu dhacayaa haddii Alle yiraah maalinta Axada ah ee ay taariikhdu ku beeganatahay May 19, 2024 marka saacadda Soomaaliya tahay 5:00 galabnimo.
SHURUUDAHA:
- Kow waa inaad qeeybta hoose galisaa Emailkaaga ( Ogow haddii email qaldan ama aan jirin aad galiso webinar ka linkigiisa ma heli doontid)
- Postiga Facebook inaad Share dhahdo qeeybta commentigana ku qorto " done"