Iskkuul Academy

Sanadihii ugu danbeeyay waxaan baraneynay sida loogu shaqeeyo digital marketing- ka gaar ahaan Search Engine Optimization (SEO) ga balse maadaama horumarka iyo isbadalka tiknolojiyaddu xowli ku socdo waa lagama maarmaan inaan la jaan qaadno. Sidaa owgeed waxaan qabanayaa Webinar bilaash ah oo aad ku barandoono Answer Engine Optimization (AEO) oo dunida SEO ga ku cusub aadna loo isticmaali doono Sanadka 2025 haddii rabbi idmo.


Shuruudaha Isdiiwaangalinta


1- Inaad marka hore daneynayso barnaamijkaan

2- Inaad buuxiso foomka hoose

3- Inaad furto subscribe na dhahdo emailka kuu soo dhici doona markaad foomka dirto. ( Ogow haddaadan sidaa yeelin webinarka kama qeybgali kartid Sorry!


Intaa kadib Laba Email ayaa kuu soo dhici doona marka waqtiga barnaamijku soo dhawaado.

Emailka koowaad waa soo dhawayn Emailka labaadna waxaa la socda Linkigii aad Webinarka ka daawan lahayd.

This site is protected by reCAPTCHA and the Google Privacy Policy and Terms of Service apply.